spacer
Welcome to www.himilo.org 1
1
logo 1
1
header
navigation
Statistieken
Today's Hits: 115
Today's Unq Hits: 103
Total Unique: 22846

Users Online: 4
Record: 19

View More Stats


footer
Qodista Ceelka Yamaarugle oo lagu guuleeystay

Ceelka Yamaarugle Waxaa Ilaahay mahaddiis ah in qodistii Ceelka Yamaarugle lagu guuleystay.

30-09-2008 ayaa biyihii u horeeyay ee ceelka Yamaarugle dhulka taabteen. Qodista ceelka waxaa ku baxay qarash dhan 108.000 oo dollar. Kala bar waxaa bixisay Hayadda ICRC, barka kale waxaa lagu mashquulsanyahay sidii lagu heli lahaa. Himilo ayadoo kaashanaysa Khayrfalayaasha Holland waxay ballan qaadday inay gacan ka geysato sidii lagu heli lahaa qarashka dhimman
27 dec 2008

footer
Gurmadka abaaraha gobollada dhexe

MareerGur Abaaro baahsan oo dad iyo duunyaba saameeyay ayaa waxay ku dhufteen gobollo badan oo Soomaaliya ka mid ah.

Himilo waxay xiriir la samaysay guddiga abaaraha ee gobollada dhexe. Warbixin iyo waraysi ka dib waxay hayadda Himilo ugu deeqday dadkii ay abaaruhu waxyeelleeyeen lacag dhan 2000 dollar. Lacagtan waxaa lagu hagaajiyay guddiga gurmadka abaaraha wixii warbixin ahna way soo gudbin doonaan

footer
Dhismaha xarun waxbarasho Mareer Gur

MareerGur Qaybtii koowaad ee mashruuca waxbarasho ee Mareer Gur oo la soo gabagabeeyay.

Qaybta kaawaad ee mashruuca waxaa iska kaashaday ururka Himilo, Bulshada Mareer Gur iyo ururka SAHED oo ah urur ka howlgala gobolka Galgaduud.

footer
Sawirada mashruuca Mareer Gur
footer
ACTUEEL
Hayadda Kafaalo oo kaalmo gaarsiisay gobolka Galguduud
Tuulada Godinlabe


Isbitalka DHusamareb Isbitalka DHusamareb
footer
Enquête
example poll
footer
Register Forgot Pass?